Markos 13:7 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)7 Hadana kolkad maghashan o̱l iyo khabarki o̱l yan laidin a̱bsinin, sababti wa lasim waẖ ẖas iney noghdan, ilowse akhersaman weli maimanin. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH7 Goortaad dagaallo maqashaan iyo dagaallo hadalhayntood ha baqanina. Waxaasu waa inay dhacaan, laakiin dhammaadku weli weeye. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub7 Markaad maqashaan dagaallo iyo waxyaalo ku saabsan dagaallo ha cabsanina. Waxyaalahan oo kale waa iney dhacaan, laakiin dhamaadka aduunka weli lama gaarin. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah7 Goortaad dagaallo maqashaan iyo dagaallo hadalhayntood ha baqanina. Waxaasu waa inay dhacaan, laakiin dhammaadku weli weeye. Viz kapitola |