Online Bible

- Reklamy -

Markos 13:29 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

29 sidas idinkana, kolkad aragtan iney noghoneyso waẖ ẖas, garta iney kusoḋow yihin irida.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

29 Idinkuna sidaas oo kale goortaad aragtaan waxaas oo dhacaya, garta inuu Wiilka Aadanahu dhow yahay oo albaabbada ag joogo.

Viz kapitola kopírovat

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

29 Sidaas markaad aragtaan waxyaalahan oo dhacaya waad ogtihiin inuu dhowyahay oo albaabka ag joogo.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

29 Idinkuna sidaas oo kale goortaad aragtaan waxaas oo dhacaya, garta inuu Wiilka Aadanahu dhow yahay oo albaabbada ag joogo.

Viz kapitola kopírovat

Markos 13:29

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy