Markos 13:28 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)28 Gedki tini kubarta mahmah; lan tisa kolkey u̱rdun tahay, a̱lenta ay sobaẖdey, sa wad kaseysin wakhtigi robka inu soḋowyahay, Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH28 Haddeer geedka berdaha ah masaal ka garta. Intii laantiisu curdan tahay oo caleemo bixinayso, waxaad garanaysaan inuu roobku dhow yahay. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub28 “Haddaba casharkan ka barta geedka berdaha ah. Haddii ey laamihiisu curdan noqdaan oo uu caleemo bixiyo, waxaad ogaataan in roobku dhowyahay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah28 Haddeer geedka berdaha ah masaal ka garta. Intii laantiisu curdan tahay oo caleemo bixinayso, waxaad garanaysaan inuu roobku dhow yahay. Viz kapitola |