Markos 13:14 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)14 Ilowse kolkad aragtan neba̱nti haleyska, ti ukuhadley nebi Daniel, otagan meley stahil kuaheyn, ki akhriyana ha garto, wakhtigan kuwi faḋiyan Yudea, ha ua̱raran buraha, Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH14 Laakiin goortaad aragtaan waxa baas oo hallaynta ah oo taagan meeshii uusan lahayn inuu taagnaado (kii akhriyaa ha garto), markaas kuwa Yahuudiya joogaa buuraha ha u carareen. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub14 “Haddaba markaad aragtaan ‘Waxyaalo xun’ oo ka dhacaya meesha quduuska ah, kii wax akhriyaa ha fahmo, kadibna kuwa Yahuudiya joogaa ha u cararaan buuraha. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah14 Laakiin goortaad aragtaan waxa baas oo hallaynta ah oo taagan meeshii uusan lahayn inuu taagnaado (kii akhriyaa ha garto), markaas kuwa Yahuudiya joogaa buuraha ha u carareen. Viz kapitola |