Markos 13:11 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)11 Gortey idinwadan oy idinbiẖiyan, horta ha iskuḋibina waẖad ḋihi dontan, hana kafikirina, ilowse waẖi laidinsiyo oḋan saa̱ das, waẖas kuhadla, sababti idinka ma hadleysan, ilowse wa Nafta Ghudus ah. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH11 Oo goortii laydin wado oo laydin gacangeliyo, horta ha ka welwelina wixii aad ku hadli doontaan; laakiin wixii saacaddaas laydin siiyo, waxaas ku hadla, waayo, ma aha idinka kuwa hadlayaa laakiin waa Ruuxa Quduuska ah. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub11 Haddii la idin qabto, ha ka welwelin waxaad dhihi lahaydeen. Ereyo sax ah ayaa waqtigaas la idiin siin doonaa, waayo idinku ma hadleysaan ee kan idin ka dhex hadlayo waa Ruuxa Quduuska ah. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah11 Oo goortii laydin wado oo laydin gacangeliyo, horta ha ka welwelina wixii aad ku hadli doontaan; laakiin wixii saacaddaas laydin siiyo, waxaas ku hadla, waayo, ma aha idinka kuwa hadlayaa laakiin waa Ruuxa Quduuska ah. Viz kapitola |