Online Bible

- Reklamy -

Markos 12:9 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

9 Maẖu subin hade ninki laha sabibta? Wa imani, waẖu ḋumin berfaloyinki, sabibtana waẖu uḋibaya kuwa kale.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

9 Haddaba sayidkii beerta canabka ah muxuu samayn doonaa? Wuu iman doonaa oo beerreyda dili doonaa, dad kalena ayuu beerta canabka ah u dhiibi doonaa.

Viz kapitola kopírovat

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

9 “Maxey kula tahay inuu ninka beerta leh iyaga ku sameyn doono? Wuu u imaan doonaa oo dili doonaa kiroolayaasha beerta canabka ahna wuxuu siin doonaa kuwa kale.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

9 Haddaba sayidkii beerta canabka ah muxuu samayn doonaa? Wuu iman doonaa oo beerreyda dili doonaa, dad kalena ayuu beerta canabka ah u dhiibi doonaa.

Viz kapitola kopírovat

Markos 12:9

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy