Markos 12:6 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)6 Hadana waẖu ghabey wilko, asagana wa uje̱la; marki dambe waẖu direy asaga, waẖu ḋehey: Waẖay kaa̱bsanayin wil keyga. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH6 Weliba wuxuu lahaa wiil keliya oo uu jeclaa. Kolkii ugu dambaysay ayuu u soo diray isagii, oo wuxuu yidhi, Wiilkayga way maamuusi doonaan. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub6 “Kadibna ninkii beerta lahaa waxaa u haray wiilkiisii kaliya ee uu jeclaa. Markii ugu dambeysay ayuu wiilkii diray isaga oo yiri, waxaa laga yaabaa iney xushmeeyaan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah6 Weliba wuxuu lahaa wiil keliya oo uu jeclaa. Kolkii ugu dambaysay ayuu u soo diray isagii, oo wuxuu yidhi, Wiilkayga way maamuusi doonaan. Viz kapitola |