Markos 12:5 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)5 Waẖu direy mid kale, kas way dilen, iyo kuwa kale obadan, ghar way garae̱n, gharna way dilen. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH5 Haddana mid kale ayuu u soo diray, wayna dileen; oo qaar kale oo badan ayuu diray. Qaar waa la garaacay; qaarna waa la dilay. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub5 Haddana ku kale ayuu diray, kaasna waa la dilay. Kuwa kale oo badan ayuu sii diray laakiin qaar wey garaaceen kuwa kalana wey dileen. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah5 Haddana mid kale ayuu u soo diray, wayna dileen; oo qaar kale oo badan ayuu diray. Qaar waa la garaacay; qaarna waa la dilay. Viz kapitola |