Markos 12:37 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)37 Daud naftisa waẖu uguyerey Siydiy, intes kanoghonaya wil kisa? Dad badan makhlugha ḋaẖdisa ad bey uje̱laden iney maghlan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH37 Daa'uud qudhiisa ayaa ugu yeedhay Sayid, sidee buu wiilkiisa u yahay? Dadkii badnaana farxad bay ku maqleen. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub37 Daa’uud ayaa ugu yeeray, ‘Sayid.’ Haddaba sidee ayey ku noqon kartaa inuu yahay wiilkiisa?” Dadkii badnaa ayaa ka helay iney dhageystaan wax baritaankii Ciise. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah37 Daa'uud qudhiisa ayaa ugu yeedhay Sayid, sidee buu wiilkiisa u yahay? Dadkii badnaana farxad bay ku maqleen. Viz kapitola |