Online Bible

- Reklamy -




Markos 12:28 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

28 Waẖa imadey kuwa fartayaghan midkodha omaghley ayako murmayan, waẖu gartey inu sifia̱n ugujawabey. Waẖu warsadey: Amar kee ba kahoreya kuwa kale oḋan?

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

28 Kolkaasaa culimada midkood u yimid, oo markuu maqlay iyagoo wada hadlaya, oo markuu gartay inuu si wanaagsan u jawaabay, ayuu wax weyddiiyey oo ku yidhi, Qaynuunkee baa ka horreeya kuwa kale oo dhan?

Viz kapitola kopírovat

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

28 Mid ka mid ah macalimiinta sharciga Muuse ayaa yimid oo maqlay iyagoo doodaya. Wuxuu ogaaday in Ciise jawaab fiican iyaga ugu jawaabay, markaas ayuu weydiiyay, “Amarrada oo dhan kee ugu muhiimsan?”

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

28 Kolkaasaa culimmada midkood u yimid, oo markuu maqlay iyagoo wada hadlaya, oo markuu gartay inuu si wanaagsan u jawaabay, ayuu wax weyddiiyey oo ku yidhi, Qaynuunkee baa ka horreeya kuwa kale oo dhan?

Viz kapitola kopírovat




Markos 12:28

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy