Online Bible

- Reklamy -




Markos 12:25 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

25 Sababti kolkey kasonoladan meydadka, ma gursanayin lamana gurinayo, ilowse wa sidi malaigyalka i̱rka jogan.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

25 Waayo, goortay kuwii dhintay ka soo sara kacaan layskuma guursado, guurna layskuma siiyo, laakiin waxay yihiin sida malaa'igaha jannada ku jira.

Viz kapitola kopírovat

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

25 Illaahey markii uu kuwa dhintay soo sarakiciyo ma guursan doonaan lamana guursan doono, waxeyna noqon doonaan sida malaa’igta jannada ku jirta.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

25 Waayo, goortay kuwii dhintay ka soo sara kacaan layskuma guursado, guurna layskuma siiyo, laakiin waxay yihiin sida malaa'igaha jannada ku jira.

Viz kapitola kopírovat




Markos 12:25

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy