Online Bible

- Reklamy -

Markos 12:24 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

24 Yesu wa jawabey, waẖu kuyiri: Sow sabab tas iskumasirtan, sababti ma taghanin ḋigida iyo ẖogi Ilahey.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

24 Ciise baa u jawaabay oo ku yidhi, Sidaa darteed miyaydnaan qaldamin? Waayo, Qorniinka iyo xoogga Ilaah midna garan maysaan.

Viz kapitola kopírovat

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

24 Ciise ayaa ugu jawaabay, “Waad qaldantihiin, waayo ma garaneysaan qorniinka ama awoodda Illaahey.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

24 Ciise baa u jawaabay oo ku yidhi, Sidaa darteed miyaydnaan qaldamin? Waayo, Qorniinka iyo xoogga Ilaah midna garan maysaan.

Viz kapitola kopírovat

Markos 12:24

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy