Online Bible

- Reklamy -




Markos 12:16 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

16 Ikena dinarka an arke. Way kenen. Waẖu kuyiri: Yaleh masawar kan iyo a̱lwan kan? Waẖay kuḋehen: Kaysarka.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

16 Wayna u keeneen, oo wuxuu ku yidhi, Yaa leh masawirkan iyo qorniinkan? Waxay ku yidhaahdeen, Kaysar baa leh.

Viz kapitola kopírovat

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

16 Waxey u keeneen diinaar, markaas ayuu Ciise iyagii weydiiyay, “Yuu sawirkiisa iyo magaciisa ku yaalaa diinaarkan?” Waxey ugu jawaabeen, “Kaysar.”

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

16 Wayna u keeneen, oo wuxuu ku yidhi, Yaa leh masawirkan iyo qorniinkan? Waxay ku yidhaahdeen, Kaysar baa leh.

Viz kapitola kopírovat




Markos 12:16

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy