Markos 12:13 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)13 Waẖay udiren farisayalka iyo dadki Herode ghar kodha, ha kuẖirane hadal. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH13 Waxay u soo direen Farrisiinta iyo Herodosiinta qaarkood si ay hadalkiisa ugu qabtaan. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub13 Kadib waxey soo direen Farrisiinta iyo dadkii boqor Herodos raacsanaa qaarkood si ey Ciise hadalkiisa qalad uga dhex helaan kadibna u qabtaan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah13 Waxay u soo direen Farrisiinta iyo Herodosiinta qaarkood si ay hadalkiisa ugu qabtaan. Viz kapitola |