Markos 12:12 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)12 Waẖay donen iney ghabtan, waẖayse kaa̱bsaden makhlugha, sababti way garten inu mahmah das kushegey korkodha. Way ḋafen, way iskatagen. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH12 Markaasay waxay dooneen inay qabtaan, laakiin dadkay ka baqeen; waayo, way garteen inuu masaalka iyaga kaga hadlay, markaasay iska daayeen oo ka tageen. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub12 Markaas ayaa gudoomiyayaashii wadaaddada, macalimiintii sharciga Muuse iyo odayaashii ayaa isku dayay iney Ciise qabtaan, waayo wey ogaadeen inuu tusaalahaan iyaga kaga hadlayay. Laakiin waxey ka cabsadeen dadkii badnaa, markaas ayey iska tageen. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah12 Markaasay waxay dooneen inay qabtaan, laakiin dadkay ka baqeen; waayo, way garteen inuu masaalka iyaga kaga hadlay, markaasay iska daayeen oo ka tageen. Viz kapitola |