Markos 11:31 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)31 Way islahadlen ḋaẖdodha, waẖay ḋehen: Hadan ḋahno i̱rka yukayimid, waẖu ḋehi: Maẖad uamini weysen hade? Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH31 Dhexdooda ayay iskala hadleen iyagoo leh, Maxaynu nidhaahnaa? Haddaynu nidhaahno, Xagga jannada, wuxuu inagu odhanayaa, Haddaba maxaad u rumaysan weydeen? Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub31 Intey dhexdooda ka wada hadleen ayey isku yiraahdeen, “Haddii aan dhahno, ‘samada xaggeeda,’ wuxuu na weydiin doonaa, ‘Maxaad u aamini weyseen?’ Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah31 Dhexdooda ayay iskala hadleen iyagoo leh, Maxaynu nidhaahnaa? Haddaynu nidhaahno, Xagga jannada, wuxuu inagu odhanayaa, Haddaba maxaad u rumaysan weydeen? Viz kapitola |