Markos 11:27 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)27 Hadana waẖay garen Yerusalem. Kolku kuwaregayey betmaghdeska, waẖa uimaden wadadahi waweyna iyo kuwi fartayaghan iyo dugheyda, waẖay kuḋehen: Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH27 Mar kale ayay Yeruusaalem yimaadeen. Oo goortuu macbudkii dhex marayay waxaa u yimid wadaaddadii sare iyo culimadii iyo waayeelladii. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub27 Ciise iyo xertiisi waxey u soo laabteen Yeruusaalem, markaas ayaa Ciise oo macbadka dhex socday waxaa u yimid gudoomiyayaashii wadaaddada, macalimiinta sharciga Muuse iyo odayaasha. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah27 Mar kale ayay Yeruusaalem yimaadeen. Oo goortuu macbudkii dhex marayay waxaa u yimid wadaaddadii sare iyo culimmadii iyo waayeelladii. Viz kapitola |