Markos 11:24 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)24 Sabab tan waẖan idin leyahay: Waẖ walba odrabtin, kolkad tukaneysan, amina wad heleysane wadna heli dontan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH24 Sidaa darteed, waxaan idinku leeyahay, wax kasta oo aad tukasho ku baridaan, rumaysta inaad hesheen oo way idiin ahaan doontaa. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub24 Sidaa darteed waxaan idin leeyahay, wax walboo aad salaadda ku baridaan aamina inaad hesheen waadna heli doontaan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah24 Sidaa darteed, waxaan idinku leeyahay, wax kasta oo aad tukasho ku baridaan, rumaysta inaad hesheen oo way idiin ahaan doontaa. Viz kapitola |