Online Bible

- Reklamy -

Markos 11:23 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

23 Amin waẖan idinleyahay: Mid walba okuḋehi dona bur tan: Rugh ha luguguture bada, yusan kawaswasin ghalbi gisa, ilowse wa uamini iney noghoni waẖu ḋoho, waẖay unoghoni sidas ḋoho oḋan

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

23 Runtii waxaan idinku leeyahay, Ku alla kii buurtan ku yidhaahda, Ruq, baddana isku tuur, oo aan qalbigiisana ka shakiyin laakiin rumaysta in wuxuu yidhi ay noqonayso, waa u ahaan doontaa.

Viz kapitola kopírovat

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

23 Waayo runtii waxaan idin ku leeyahay mid walboo ku dhaha buurtan ‘Tag oo badda isku tuur,’ oo aanan qalbigiisa kaga shakinin laakiin aamina in waxyaalihii uu dhahay ey dhici doonaan wey u ahaanaysaa.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

23 Runtii waxaan idinku leeyahay, Ku alla kii buurtan ku yidhaahda, Ruq, baddana isku tuur, oo aan qalbigiisana ka shakiyin laakiin rumaysta in wuxuu yidhi ay noqonayso, waa u ahaan doontaa.

Viz kapitola kopírovat

Markos 11:23

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy