Markos 11:17 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)17 Wau barey, waẖu kuyiri: Sow lugumaḋigin: Aghal keyga waẖa loguyeri aghalki salada dadka oḋan? Idinkana waẖad kaḋigten gharki tugaga. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH17 Markaasuu wax baray oo ku yidhi, Miyaanay qornayn, Gurigayga waxaa quruumaha oo dhan loogu yeedhi doonaa guriga tukashada? Idinkuse waxaad ka dhigteen god tuugo. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub17 Goortii uu dadka wax barayay ayuu iyagii ku yiri, “Qoraalku wuxuu leeyahay, ‘Gurigeyga waxaa loogu yeeri doonaa meel quruumaha oo dhan ey yimaadaan oo ku duceystaan.’ Laakiin waxaad ka dhigteen xerada tuugada.” Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah17 Markaasuu wax baray oo ku yidhi, Miyaanay qornayn, Gurigayga waxaa quruumaha oo dhan loogu yeedhi doonaa guriga tukashada? Idinkuse waxaad ka dhigteen god tuugo. Viz kapitola |