Markos 10:8 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)8 Laba dodhana waẖay noghonayin korko, mana ahanayin laba, korko mahee. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH8 Labaduba waxay noqonayaan isku jidh. Sidaa darteed haatan iyagu laba ma aha, laakiin waa isku jidh. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub8 labadooduna waxey noqon doonaan hal jir. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah8 Labaduba waxay noqonayaan isku jidh. Sidaa darteed haatan iyagu laba ma aha, laakiin waa isku jidh. Viz kapitola |