Markos 10:51 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)51 Yesuna wa ujawabey, waẖu kuyiri: Maẖad rabta inan kusubiyo? Ki inḋahalaa waẖu kuyiri: Maalin, inan arko. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH51 Ciise ayaa u jawaabay oo ku yidhi, Maxaad doonaysaa inaan kuu sameeyo? Indhoolihii baa ku yidhi, Sayidow, inaan wax arko. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub51 Ciisana wuxuu ninkii weydiiyay, “Maxaad rabtaa inaan kuu sameeyo?” Wuxuu ku jawaabay, “Macalinow, waxaan doonayaa inaan wax arko.” Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah51 Ciise ayaa u jawaabay oo ku yidhi, Maxaad doonaysaa inaan kuu sameeyo? Indhoolihii baa ku yidhi, Sayidow, inaan wax arko. Viz kapitola |