Online Bible

- Reklamy -




Markos 10:49 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

49 Yesu wa jogsadey, waẖu yiri, ha loyero. Waẖay uyeren ki inḋahalaa, waẖay ḋehen: Ha a̱bsanin, jogso wau kuyeraya

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

49 Kolkaasaa Ciise joogsaday oo yidhi, U yeedha. Markaasay ninkii indhaha la'aa u yeedheen oo ku yidhaahdeen, Kalsoonow, kac, waa kuu yeedhayaaye.

Viz kapitola kopírovat

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

49 Ciise ayaa joogsaday oo yiri, “U yeera.” Markaas ayey ninkii indhaha la’aa u yeereen oo ku yiraahdeen, “Dhiiranaw! Oo istaag! Wuu kuu yeerayaa.”

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

49 Kolkaasaa Ciise joogsaday oo yidhi, U yeedha. Markaasay ninkii indhaha la'aa u yeedheen oo ku yidhaahdeen, Kalsoonow, kac, waa kuu yeedhayaaye.

Viz kapitola kopírovat




Markos 10:49

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy