Markos 10:44 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)44 Ninki raba inu noghdo ki hore ḋaẖdina, waẖu noghonaya adonki kuli. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH44 oo ku alla kii doonaya inuu idiin horreeyo, kulli waa inuu addoon u ahaado. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub44 qofkii raba inuu ugu hormarana waa inuu adeege u ahaado qof walba. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah44 oo ku alla kii doonaya inuu idiin horreeyo, kulli waa inuu addoon u ahaado. Viz kapitola |