Markos 10:43 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)43 Ilowse sidas ma noghoneyso ḋaẖdina, ilowse ghofki raba inu kuweynado ḋaẖdina, waẖu noghonaya madidin kina. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH43 Laakiin sidaasu dhexdiinna ma aha, laakiin ku alla kii doonaya inuu dhexdiinna u weynaado, midiidinkiinna waa inuu ahaado, Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub43 Laakiin idinku sidaas ha u dhaqmina. Qofkii raba inuu madax noqdo waa inuu dadka u adeego, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah43 Laakiin sidaasu dhexdiinna ma aha, laakiin ku alla kii doonaya inuu dhexdiinna u weynaado, midiidinkiinna waa inuu ahaado, Viz kapitola |