Markos 10:40 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)40 Ilowse faḋigi midig teyda iyo bidaẖ deyda amar kumalihi inan idinsiyo, ilowse waẖa lasin kuwi loḋigey tayar. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH40 laakiin inaad midigtayda iyo bidixdayda fadhiisataan anigu ma lihi inaan idin siiyo, laakiin waxaa la siin doonaa kuwa loo diyaargareeyey. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub40 laakiin inaad midigtayda ama bidixdayda fariisataan anigu ma idiin ogolaan karo. Boosaskaas waxaa leh kuwii loo diyaariyay.” Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah40 laakiin inaad midigtayda iyo bidixdayda fadhiisataan anigu ma lihi inaan idin siiyo, laakiin waxaa la siin doonaa kuwa loo diyaargareeyey. Viz kapitola |