Online Bible

- Reklamy -




Markos 10:37 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

37 Waẖay kuḋehen: Nasi anfarisane midko midig tadha midna bidaẖ dadha aman tadha ḋaẖdedha.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

37 Waxay ku yidhaahdeen, Na sii inaannu fadhiisanno mid midigtaada, kii kalena bidixdaada xaggii ammaantaada.

Viz kapitola kopírovat

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

37 Markaas ayey ugu jawaabeen, “Noo ogolow meesha ammaantaada in midkeenna fariisto gacantaada midigta kan kalana fariisto bidixda.”

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

37 Waxay ku yidhaahdeen, Na sii inaannu fadhiisanno mid midigtaada, kii kalena bidixdaada xaggii ammaantaada.

Viz kapitola kopírovat




Markos 10:37

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy