Online Bible

- Reklamy -




Markos 10:33 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

33 Waẖu kuyiri: Firiya, waẖan usoo̱na tan iyo Yerusalem, Wilki Aden wa lobiẖinaya wadadahi waweyna iyo kuwi fartayaghan, ayakana waẖay kuẖukumayin ḋimasha, waẖayna ugeynayan kafiryalka,

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

33 oo wuxuu ku yidhi, Waxaynu ku soconnaa Yeruusaalem. Wiilka Aadanaha waxaa loo dhiibi doonaa wadaaddada sare iyo culimada; oo waxay ku xukumi doonaan dhimasho. Waxayna u dhiibi doonaan dadka aan Yuhuudda ahayn.

Viz kapitola kopírovat

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

33 Wuxuu yiri, “Waxaan u soconaa Yeruusaalem, Wiilka Aadanahana waxaa loo gacangelin doonaa gudoomiyayaasha wadaaddada iyo macalimiinta sharciga Muuse. Waxey ku xukumi doonaan dil waxaana loo dhiibi doonaa dadka aan Yuhuudda ahayn,

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

33 oo wuxuu ku yidhi, Waxaynu ku soconnaa Yeruusaalem. Wiilka Aadanaha waxaa loo dhiibi doonaa wadaaddada sare iyo culimmada; oo waxay ku xukumi doonaan dhimasho. Waxayna u dhiibi doonaan dadka aan Yuhuudda ahayn.

Viz kapitola kopírovat




Markos 10:33

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy