Online Bible

- Reklamy -




Markos 10:32 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

32 Waẖay jogen jidka, waẖay usoo̱den tan iyo Yerusalem, Yesu wa kahoreyey, way neẖen, waẖay kurae̱n a̱bsi. Hadana waẖu watey laba iyo tobanki, waẖu bilabey inu ushego waẖi heli dono.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

32 Waxay ku socdeen jidka xaggii Yeruusaalem, Ciisena waa hor marayay. Wayna yaabeen oo intay daba socdeen way baqeen. Kolkaasuu laba-iyo-tobankii haddana waday oo bilaabay inuu u sheego waxa isaga ku dhici doona,

Viz kapitola kopírovat

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

32 Ciise iyo xertiisi waxey u socdeen Yeruusaalem, Ciise ayaa jidka ku hogaaminayay iyaga, xertiisi aad ayey u yaabeen kuwii iyaga soo raacayna wey cabsadeen. Markaas ayaa Ciise haddana laba iyo tobankii xertiisa ahaa gooni ula baxay oo u sheegay waxa isaga ku dhici doona.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

32 Waxay ku socdeen jidka xaggii Yeruusaalem, Ciisena waa hor marayay. Wayna yaabeen oo intay daba socdeen way baqeen. Kolkaasuu laba-iyo-tobankii haddana waday oo bilaabay inuu u sheego waxa isaga ku dhici doona,

Viz kapitola kopírovat




Markos 10:32

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy