Markos 10:27 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)27 Yesu waẖu firiyey ayaka, waẖu yiri: Dad lugumakarayo Ilahey mahee; sababti kuli Ilahey wa kara. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH27 Markaasaa Ciise eegay oo ku yidhi, Waxanu uma suurtoobaan dadka, waxbase uma aha Ilaah, waayo, wax waluba waa u suurtoobaan Ilaah. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub27 Ciise ayaa intuu iyaga fiiriyay ku yiri, “Binu aadanka agtooda arintan macquul kama aha, laakiin Illaahey xaggiisa wax walba suurtogal ayey ka yihiin.” Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah27 Markaasaa Ciise eegay oo ku yidhi, Waxanu uma suurtoobaan dadka, waxbase uma aha Ilaah, waayo, wax waluba waa u suurtoobaan Ilaah. Viz kapitola |