Markos 10:25 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)25 Waẖa kafudud rati inu kaduso i̱rbad dulel kedha nin tajir ah inu galo suldanimadi Ilahey. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH25 Nin hodan ah inuu boqortooyada Ilaah galo waxaa ka hawl yar in awr irbad daloolkeed ka duso. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub25 Xaqiiqdii, inuu qof hanti leh galo boqortooyada Illaah waxaa ka fudud inuu neef geel ah dhex maro cirbad duleelkeed.” Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah25 Nin hodan ah inuu boqortooyada Ilaah galo waxaa ka hawl yar in awr irbad daloolkeed ka duso. Viz kapitola |