Markos 10:24 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)24 Asaẖabti way kuyaben hadal kisa. Yesu wa jawabey, hadana waẖu kuyiri: Ilmayohow, sidey uadag tahay, kuwi kutirsada malka iney galan suldanimadi Ilahey! Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH24 Xertiisii hadalladiisii bay ka yaabeen. Laakiin Ciise mar kaluu u jawaabay oo ku yidhi, Ilma yahow, siday ugu adag tahay kuwa maalka isku halleeya inay boqortooyada Ilaah galaan! Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub24 Xertii ayaa ka yaabay hadaladiisa. Markaas ayaa Ciise haddana yiri, “Caruurteydiyow aad ayey u adagtahay in boqortooyada Illaahey la galo! Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah24 Xertiisii hadalladiisii bay ka yaabeen. Laakiin Ciise mar kaluu u jawaabay oo ku yidhi, Ilma yahow, siday ugu adag tahay kuwa maalka isku halleeya inay boqortooyada Ilaah galaan! Viz kapitola |