Markos 10:21 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)21 Yesu wa ufiriyey, wa uje̱ladey, waẖu kuyiri: Waẖo ba kaḋiman, ka̱ gad waẖad ledahay oḋan, osi masakinta, adigana waẖad kulahaneysa khasanad i̱rka, kaley ghado stalabta, oira̱. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH21 Markaasaa Ciise intuu eegay jeclaaday oo ku yidhi, Wax keliya ayaa kuu dhiman. Tag oo iibi waxaad haysatid oo dhan, oo masaakiintana sii, oo waxaad jannada ku lahaan doontaa maal; ee kaalay oo i soo raac. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub21 Ciise intuu ninkii fiiriyay ayuu jeclaaday oo ku yiri, “Hal wax ayaa kaa maqan, bax oo wax walboo aad haysatid iibi oo lacagtana sii masaakiinta, waxaadna hanti ku lahaan doontaa jannada. Kadib kaalay oo isoo raac.” Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah21 Markaasaa Ciise intuu eegay jeclaaday oo ku yidhi, Wax keliya ayaa kuu dhiman. Tag oo iibi waxaad haysatid oo dhan, oo masaakiintana sii, oo waxaad jannada ku lahaan doontaa maal; ee kaalay oo i soo raac. Viz kapitola |