Markos 10:19 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)19 Wad taghan amaryada: Ha dilin, ha ma̱siyeysanin, ha ẖadin, ben ha kamaragkii̱n, ha sirin, ẖishmey abaha iyo habarta. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH19 Qaynuunnada waad taqaan. Waa inaanad sinaysan, Waa inaanad qudh gooyn, Waa inaanad waxba xadin, Waa inaanad marag been ah furin, Waa inaanad waxba dulmin, Aabbahaa iyo hooyadaana maamuus. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub19 Waad garaneysaa amarrada, ‘Waa in aadan qof dilin, waa in aadan sineysan, waa in aadan wax xadin, waa in aadan marqaati been ah furin, waa in aadan qofna khiyaanin, xushmee hooyadaa iyo aabahaa.’ ” Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah19 Qaynuunnada waad taqaan. Waa inaanad sinaysan, Waa inaanad qudh gooyn, Waa inaanad waxba xadin, Waa inaanad marag been ah furin, Waa inaanad waxba dulmin, Aabbahaa iyo hooyadaana maamuus. Viz kapitola |