Markos 10:17 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)17 Kolku usobaẖey inu ukao̱ jidka, ninko ba soordey, wa ujilba jogsadey, wa uwarsadey: Maa̱lin fia̱n, maẖan subiya an ḋaẖle noloshi weligedh? Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH17 Goortuu jidka u soo baxay, mid baa ku soo orday oo intuu u jilba joogsaday ayuu weyddiiyey oo ku yidhi, Macallin wanaagsanow, maxaan sameeyaa inaan nolosha weligeed ah dhaxlo? Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub17 Kadib Ciise iyo xertiisi waxey bilaabeen safarkoodi oo isla markaas ayaa nin intuu Ciise ku soo orday ayuu isku duuduubay isaga oo hortiisa jilbaha dhigtay. Wuxuuna weydiiyay, “Macalin wanaagsanow, maxaan sameeyaa si aan u dhaxlo nolosha weligeed ah?” Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah17 Goortuu jidka u soo baxay, mid baa ku soo orday oo intuu u jilba joogsaday ayuu weyddiiyey oo ku yidhi, Macallin wanaagsanow, maxaan sameeyaa inaan nolosha weligeed ah dhaxlo? Viz kapitola |