Online Bible

- Reklamy -




Markos 10:14 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

14 Yesuna kolku arkey, rali kumaehen, waẖu kuyiri: Daya a̱rurta, ha iimadane, ha rebina, sababti kuwi ueg kuwan suldanimadi Ilahey ayaka leh.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

14 Laakiin Ciise goortuu arkay, wuu cadhooday, oo wuxuu ku yidhi, Ilmaha yaryar daaya, ha ii yimaadeene, hana diidina, waayo, kuwan oo kale ayaa ka mid ah boqortooyada Ilaah.

Viz kapitola kopírovat

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

14 Ciise goortii uu arintaas arkay ayuu aad u xanaaqay oo iyagii ku yiri, “Daaya caruurta yar yar ha ii yimaadaane, hana celinina, waayo boqortooyada Illaahey waxaa leh iyagoo kale.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

14 Laakiin Ciise goortuu arkay, wuu cadhooday, oo wuxuu ku yidhi, Ilmaha yaryar daaya, ha ii yimaadeene, hana diidina, waayo, kuwan oo kale ayaa ka mid ah boqortooyada Ilaah.

Viz kapitola kopírovat




Markos 10:14

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy