Markos 10:11 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)11 Waẖu kuyiri: Ninki fura nag tisa ogursada mid kale, wa kama̱siyeysta; Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH11 Markaasuu wuxuu ku yidhi, Ku alla kii naagtiisa furaa oo mid kale guursadaa ayaa ka sinaysta. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub11 Markaas ayuu ugu jawaabay, “Mid walboo xaaskiisa fura oo mid kale guursada wuu sineystay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah11 Markaasuu wuxuu ku yidhi, Ku alla kii naagtiisa furaa oo mid kale guursadaa ayaa ka sinaysta. Viz kapitola |