Markos 1:9 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)9 Waẖay eheyd berya has, Yesu waẖu kaimadey Nasaret ki Galilaya, Yohana banakubatisey Yordan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH9 Wakhtigaas waxay noqotay in Ciise ka yimid Naasared tii Galili, oo Yooxanaa baa Webi Urdun ku baabtiisay isagii. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub9 Isla waqtigaas Ciise ayaa ka yimid Naasareddii Galili, oo Yooxanaa ayaa isaga ku baabtiisay webi Urdun. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah9 Wakhtigaas waxay noqotay in Ciise ka yimid Naasared tii Galili, oo Yooxanaa baa Webi Urdun ku baabtiisay isagii. Viz kapitola |