Markos 1:27 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)27 Kuligodh way yaben tan iyo way iswarsaden, waẖay ḋehen: Maẖay tahay waẖ ẖan? Wa i̱lmi u̱suban sidee waẖ ẖan? Sababti amar ẖog leh bu kuamra jiniyada, ayakana way maghlan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH27 Kulligoodba ayay la wada yaabeen, sidaa aawadeed iyaga dhexdooda way isweyddiiyeen oo yidhaahdeen, Waa maxay waxani? Ma wax barid cusub baa? Xataa jinniyadii wasakhda lahayd amar buu ku amraa, wayna yeelaan. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub27 Markaas ayaa dadkii oo dhan la yaabeen oo ey is weydiiyeen, “Maxey tahay hadalladan amarka iyo xoogga leh oo xitaa ruuxyada wasakhda leh ayuu amray oo wey soo baxeen!” Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah27 Kulligoodba ayay la wada yaabeen, sidaa aawadeed iyaga dhexdooda way isweyddiiyeen oo yidhaahdeen, Waa maxay waxani? Ma wax barid cusub baa? Xataa jinniyadii wasakhda lahayd amar buu ku amraa, wayna yeelaan. Viz kapitola |