Markos 1:24 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)24 Maẖan kaghabna adigana Yesu ki Nasaret? Mawaẖad uimatey inad nahaleyso? Wan kuaghan kad tahay ghuduski Ilahey. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH24 Maxaa inoo dhexaya, Ciise reer Naasaredow? Ma waxaad u timid inaad na baabbi'iso? Anigu waa ku garanayaa kii aad tahay Kan Quduuska ah ee Ilaah. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub24 “Maxaad naga rabtaa Ciisihii reer Naasaredow? Ma waxaad u timid inaad na baabi’iso? Waan garanayaa qofka aad tahay, waxaad tahay kan Quduuska Illaahey ah!” Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah24 Maxaa inoo dhexaya, Ciise reer Naasaredow? Ma waxaad u timid inaad na baabbi'iso? Anigu waa ku garanayaa kii aad tahay Kan Quduuska ah ee Ilaah. Viz kapitola |