Markos 1:20 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)20 waẖay kabayen shabag todha. Markiba waẖu uyerey ayaka, waẖay kuḋafen aba hodha Sebedayo donida ḋaẖdedha iyo kuwi ijarada, wayrae̱n asaga. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH20 Markiiba wuu u yeedhay. Kolkaasay aabbahood Sebedi iyo shaqaalayaasha kaga soo tageen doonnida, oo isagay raaceen. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub20 Isaga oo aan waqti lumin ayuu u yeeray, iyagana aabahood Sebedi iyo nimankii shaqaalaha ahaa ayey doontii uga tageen oo Ciise ayey raaceen. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah20 Markiiba wuu u yeedhay. Kolkaasay aabbahood Sebedi iyo shaqaalayaasha kaga soo tageen doonnida, oo isagay raaceen. Viz kapitola |