Markos 1:19 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)19 Kolku horey uso̱dey kisto, waẖu arkey Yaghub, wilki Sebedayo, iyo Yohana walal kisa, ayakana donida bey kujiren, Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH19 Markuu cabbaar socday, wuxuu arkay Yacquub ina Sebedi iyo walaalkiis Yooxanaa, iyagoo doonnida dhexdeeda shabagyadoodii ku hagaajinaya. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub19 Goortii Ciise cabbaar socday ayaa wuxuu arkay laba kale oo walaalo ah, waxeyna kala ahaayeen Yacquub ina Sebedi iyo walaalkiis Yooxanaa. Doontoodi ayey ku jireen oo shabaagyadooda ayey diyaarsanayeen. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah19 Markuu cabbaar socday, wuxuu arkay Yacquub ina Sebedi iyo walaalkiis Yooxanaa, iyagoo doonnida dhexdeeda shabagyadoodii ku hagaajinaya. Viz kapitola |