Online Bible

- Reklamy -

Yuudas 1:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

9 Xitaa Mikaa’iil oo ahaa malag sare, ma awoodin inuu ibliiska xukumo, markey labadoodu ku murmeen meydkii Muuse, kuma dhicin inuu ku cambaareeyo aflagaado laakiin wuxuu yiri, “Rabbigu wuu ku canaanan doonaa!”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

9 Laakiin Mikaa'iil oo ah malagga sare markuu Ibliiska kula murmayay meydkii Muuse aawadiis, kuma uu dhicin inuu xukun cay ah ku xukumo, laakiinse wuxuu ku yidhi, Rabbigu ha ku canaanto.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Yuudas 1:9

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy