Online Bible

- Reklamy -




Yuudas 1:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

6 Waxaa kaloo aad ogtihiin Malaa’igtii aan shaqadoodi qaban ee meesha ka baxday oo ka tagay meelihii ku haboonaa. Illaahey wuxuu ku xiray silsilado weligood ah, oo hadda wuxuu ku hayaa godad gudcur ah illaa maalinta weyn ee xukunka.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

6 oo malaa'igihii aan dhawrin madaxtinimadoodii, laakiinse rugtoodii ka tegey, wuxuu ilaa xukunka maalinta weyn ku hayaa silsilado weligood ah iyagoo gudcur ku hoos jira.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

6 oo malaa'igihii aan dhawrin madaxtinimadoodii, laakiinse rugtoodii ka tegey, wuxuu ilaa xukunka maalinta weyn ku hayaa silsilado weligood ah iyagoo gudcur ku hoos jira.

Viz kapitola kopírovat




Yuudas 1:6

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy