Yuudas 1:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub4 Waxaan sidaas u leeyahay, qaar cibaadalaawayaal ah ayaa kiniisadihiina galay oo waxey yiraahdeen, Illaahey nimcadiisu wey noo ogolaanaysaa inaan sineysano. Kuwa noocaas ah xukunkooda horey ayaa loo qoray, waayo, waxey diideen Sayidkeena iyo Rabbigeena Ciise Masiix. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH4 Waayo, waxaa jira niman qarsoodi idiinku soo galay, waana kuwii waa hore xukunkan loo qoray, oo ah kuwa aan cibaadada lahayn, oo nimcada Ilaaheenna ku beddela nijaas, oo inkira Ciise Masiix oo ah Sayidkeenna iyo Rabbigeenna keliya. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah4 Waayo, waxaa jira niman qarsoodi idiinku soo galay, waana kuwii waa hore xukunkan loo qoray, oo ah kuwa aan cibaadada lahayn, oo nimcada Ilaaheenna ku beddela nijaas, oo inkira Ciise Masiix oo ah Sayidkeenna iyo Rabbigeenna keliya. Viz kapitola |