Online Bible

- Reklamy -

Yuudas 1:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

3 Saaxiibadeyda qaaliga ahaw, inkastoo aan aad u rabay inaan idiin soo qoro wax ku saabsan badbaadada aan wadaagno. Laakiin taas beddelkeeda, waa inaan wax kale qoraa aniga oo idin ka baryaya inaad difaacdaan rumeysadka Illaah mar kaliya siiyay dadka quduuska ah.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

3 Gacaliyayaalow, intaan aad u dadaalayay inaan idiin soo qoro wax ku saabsan badbaadada inaga dhexaysa, waxaa dirqi igu noqday inaan idiin soo qoro oo aan idinku waaniyo inaad aad ugu dadaashaan iimaankii mar la wada siiyey quduusiinta oo dhan.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Yuudas 1:3

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy