Yuudas 1:23 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub23 Badbaadiya mid kastoo u baahan in la badbaadiyo, sidii aad qof uga badbaadin lahaydeen dab. Naxariis lahaada laakiin si taxadar leh u sameeya, idinkoo nacaya dharkooda ku wasakhoobay jirkooda kharibmay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH23 qaarna dabka ka dhufta oo badbaadiya, qaarna u naxariista idinkoo cabsanaya oo nacaya xataa dharka jiidhka ku wasakhoobay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah23 qaarna dabka ka dhufta oo badbaadiya, qaarna u naxariista idinkoo cabsanaya oo nacaya xataa dharka jiidhka ku wasakhoobay. Viz kapitola |