Online Bible

- Reklamy -

Yuudas 1:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

16 Dadkan waa kuwa gunuunac badan oo cabanaya, oo kaliya u nool iney qanciyaan damacyadooda sharta leh. Aad ayey isugu faanaan, oo waxey faaniyaan kuwa kale si ey u helaan waxey rabaan.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

16 Kuwanu waa kuwa gunuunaca, oo cawda, oo damacyadooda xaaraanta ah ka daba orda, afkooduna wuxuu ku hadlaa hadallo isweyneyn ah, dadkana way u kala eexdaan inay faa'iido helaan aawadeed.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Yuudas 1:16

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy