Online Bible

- Reklamy -

Yuudas 1:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

15 Si uu qof walba u xukumo. Isagu wuu ciqaabi doonaa kuwa sharka leh oo dhan, iyo xumaantii ey sameeyeen oo dhan. Oo kuwa sharka lehna wuu ku xukumi doonaa hadalladii caayda ahaa ee dembiilayaashu ey isaga kaga hadleen.”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

15 inuu xukun ku soo dejiyo kulli, iyo inuu kuwa aan cibaadada lahayn oo dhan ku caddeeyo shuqulladoodii cibaadola'aanta ahaa oo ay cibaadola'aanta ku sameeyeen, iyo waxyaalihii adkaa oo dhan oo ay dembilayaasha aan cibaadada lahaynu isaga ka sheegeen.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Yuudas 1:15

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy