Yuudas 1:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub14 Enoog wuxuu ahaa qofkii toddobaad Aadan kadib, wuxuuna dadkan wax ka sii sheegay markii uu yiri. “Bal eega! Rabbigu wuxuu la imaanayaa kumanaan iyo kumanaan malaa’igo quduus ah. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH14 Enoog oo ahaa farcankii toddobaad oo Aadan isna kuwanuu wax ka sii sheegay isagoo leh, Bal eega, Rabbigu wuxuu yimid isagoo wata quduusiintiisii aan tirada lahayn, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah14 Enoog oo ahaa farcankii toddobaad oo Aadan isna kuwanuu wax ka sii sheegay isagoo leh, Bal eega, Rabbigu wuxuu yimid isagoo wata quduusiintiisii aan tirada lahayn, Viz kapitola |